X

Shirka madaxda geeska iyo bariga Afrika oo Muqdisho ka dhici doona: Farmaajo

Shirka madaxda geeska iyo bariga Afrika ayaa Muqdisho ka dhici doona. Madaxwenaha Somaliya Farmaajo oo ka hadlaayay kulanada uu la qaato Cabi Axmed iyo Afwerki ayaa ka hadlay dhaqaalaha uGu jira dalka waxa hadda socda.Faahfaahin dheeraada kama bixin laakiin wuxuu sheegay in Jabuutina lagu soo daro doono.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RClQ_l_6iaM[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.