X

Argagixisada oo sheegay in qaraxii Jimcihii ay u adeegsadeen 47 jir

Argagixisada ayaa sheegay in qaraxii Jimcihii ay u adeegsadeen 47 jir ka soo jeeda gobolla ay maamulaan ee Jubbada Dhexe. Ninkan ay ku magacaabeen Mukhtaar Maxamed Ibraahim (Qeys) oo sidoo kale loo yaqaano (Saalax Salagle).


Waa ninkii labaad ee ugu da’weynaa argagixisada oo lagu yaqaan in qaraxyada iyo isqarxinta ay u adeegsadaan dad aan caqligoodu dhanayn oo jano beena loo sheegay.

Ninkaan ayaa muddo ka tirsanaa argagixisada aakhirkiina ay ka dhaadhiciyaan inay iska horeysiiyaan


Weerarkii dhacay Jimcihii la soo dhaafay ayaa waxay u adeegsadeen sadex gaari, iyadoo Shan nin oo Shabaab ah u suurageli wayday inay galaan Hotelka kadib markii la toogtay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.