Shirka madaxweyne Farmaajo iyo maamul goboleedyada ayaa ka furmey Muqdisho. Shirkan oo loogu yeero amni qaran ayaan ahaan Karin mid amni qaran maadaama maamul jufeedyada qaar ka qaybgaleen.
Shirkaan oo goor dhaw ka furmay madaxtooyadda Soomaaliya ayaa la og yahay kaliya Ajandihiisa inuu yahay kulan iyo shah cabid ee aan lahayn haba yaraatee wax ay fulin karaan.
Shirka oo qorshaha uu yahay Berri in la soo gaba gabeeyo ayaa la filayaa in laga soo saaro warmurtiyeed ku aadan waxyaabaha ay ka wada hadleen Farmaajo iyo maamul jufeedyada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay