12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirka wadatashiga IGAD oo ka socda Muqdisho maxaa looga hadlayaa: SAWIRO

Shirka wadatashiga IGAD ayaa ka socda Muqdisho. Dalalka urur goboleedka IGAD ku midoobey ayaa Muqdisho u yimi shir wadatashi oo dhexmara ururkan.

Shirkaan ayaa inta badan waxaa diiradda lagu saaraya hanaanka xuduudaha dalalka IGAD sidii layskaga gudbi lahaa fiisa la’aan.



Shirkaan ayaa ka socda xarunta Ciidamada AMISOM ee Muqdisho , waxaana uu noqonaya Shirkaan  kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee lagu qabto Magaalada Muqdisho.



Sanadyadii ugu dambeeyay dalalka IGAD ayaa dadaal badan ku bixinaayay sidii loo hagaajin lahaa Xiriirka socdaalka ee dalalkaasi ka dhaxeeya.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS