Muqdisho 09 Jan 2015–Shirka wasiirada arimaha dibedda ee Igad ayaa ka furmaya Muqdisho iyo wasiirka arimaha dibedda Jabuuti oo ka degay Muqdisho. Waa shirkii ugu horeeyay ee noociisa ah oo lagu qabto Muqdisho intii laga xoreeyay argagixisada shabaab.
Shirkan ayaa looga hadli doonaa argagixisada shabaab iyo arimaha waaweyn ee gobolka. Wufuuda ayaa intooda badan soo degi doona manta iyadoo la filayo in Xasan Sheekh casuumo.
Shirkan ayaa lagu qaban doonaa huteel u dhow madaxtooyada Somaliya laguna magacaabo SYL.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay