19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirkad weyn ee NIKE oo soo bandhigtey dhar gabdhaha xijaaban ku ordi karaan

Shirkad weyn ee NIKE ayaa soo bandhigtey dhar gabdhaha xijaaban ku ordi karaan ayadoo dalalka uu burburey kala dambeynta ayba jirin gabdho orda sida Somaliya oo kale, xaga Sucuudigana looba ogoleyn in ay gaadhi kexeeyaan.



Shirkada ayaa lagu dhaliilay in ay soo faragashato goob awal u xidhneyd ganacsatada yaryar oo lacag ka heli samaynta dharkan orodka hadase ay suququl gelin doonto maadaama NIKE iyadu awoodo in ay khasaarto waxyar.

Gabadha u oroda Imaaraadka oo iyadu xayaysiinaysa dharka shirkada NIKE oo aad ugu takhasustey dharka ciyaaraha kala duwan ayaa sheegtay in ay wax ka bedeli doonto sida habluhu u ordain.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS