Waxa usbuuc ku xaniban dekedda Berbera Markab u raran ganacsato Somali ah. Maciishada uu sido markabkan ayaa loogu talogalay bisha Ramadaan ee fooda inagu soo haysa laakiin shirkada Oomaar oo bixin weyday kharashaadka dekedda awgeed loo xanibay. Dp World ayaa ku leh lacago hore.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS