November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shirkada Samsung oo uu qarxay mid kamida moobiladeeda gacanta ee u dambeeyay

Shirkada Samsung ayaa sheegtay in ay dib ugu yeertay kumanaan moobilada gacanta nooca loo yaqaan Samsung Galaxy note 7 kadib markii uu qarxay. Shirkada ayaa sheegtay in ay ogaatey in mid ka mida moobiladeeda ugu dambeeyay waliba casri ah uuu qarxay.

Shirkadan ku caanka ah moobilada gacanta ee taabashada ku shaqeeya ayaa sheegtay in dhagaxa ku jira moobilkaas uu yahay cilada ayna dib ugu yeertay kumanaan ka mida moobiladaas si loo hagaajo dhagaxaas looguna xiro mid cusub.

_90995808_burntnotearielgonzalez[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS