Shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa looga dhawaaqay Hargeysa. Shirkaan ayaa imaanaya kadib markii doorashadii dhawaan dhacdey si caadi loogu shubtey lagana bahaystey beelaha Garxaji oo iyagu marhore kala jabay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=XmLOMl8Mpvs[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay