21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirkii beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) ee Harowo oo la filayo in maanta la soo xiro iyo wararkii u dambeeyay

Harowo–Shirkii aan la shaacin ee beelaha Jibriil Yiinis (Samaroon) ee ka socday Harowo ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa la filayaa in maanta la soo xiro hadduuna dib u dhicin. Shirkan oo aan la samaynay xiriiro badan ayaa si xoogleh loo taageeray suldaanka guud ee beesha Suldaan Wabar iyo halganka uu ku jiro.

Waxase jira in la isla dhexmarayo in beeshu wixii go,aano ah ay dib ugula noqoto Samaroonka kale kana bilowdo kuwa ugu dhow. Waxaanan jirin wax qoraala oo wali soo baxay oo rasmi ah iyadoo wali qodoba qaar iyo kuwo kale laga doodi karo.

La soco Araabinews wixi soo kordha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS