November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shirkii golaha wasiirada oo Dr Bayle safiir loogu magacaabay saanad hub oo loo direy Puntland iyo guddi abaaro

Shirkii kamiislaha ahaa ee xukuumada Somaliya ayaa lagu faahfaahiyay dhowr arimood oo wax looga qabtgey waa mida koowaadee Puntland oo loo direy saanad milatari oo ay ku dhabarjabiso argagixisada ku soo duushey, dhowr safiiro oo la magacaabay inkastoo la sheegin wadamada loo magacaabay oo uu ku jiro Dr Bayle.

Waxa dhinaca kale lagu dhawaaqay guddi abaaro oo ka soo taliya abaaraha ku habsadey dalka dhan guud ahaan qaasatan gobolka Awdal oo si ba’an loogu dhintey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS