11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirkii golaha wasiirada oo lagu sheegay gobol gebi ahaanba ka xora argagixisada

Shirkii golaha wasiirada ayaa lagu sheegay gobol gebi ahaanba laga xoreeyay dhiigmiiratada Shabaab oo hadda xoriyad saxa laga dareemayo halkaasi. Gobolkaas oo ah Shabeelaha dhexe.



Wasiirka Gaashaandhiga Maxamed Mursal ayaa sheegay in hadda loo socdo halkii la gayn lahaa ciidankan isku dhafka oo loo diyaarinayo xeryaha.



Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar islow (Ducaalle) ayaa isna ka Hadley caruurtii laga soo furtey argagixisada sheegayna in intii kale caafimaad qabaan oo kaliya hal wiil geeriyoodey, lana geeyay xarumo lagu daryeelo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS