22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirkii hiigsiga 2016 ayaa la soo gabagabeeyay iyo qodobo ka soo baxay+QARAX dhacay

Shirkii ka socday Muqdisho ee hiigsiga 2016 ayaa la soo gabagabeeyay waxana goobta ka hadlay dhamaan maamul jufeedyada jira iyo qaar ka tirsan beesha caalamka. Kadib waxa ka soo baxay warmurtiyeed looga hadlayo waxa lagu heshiiyay. Dhinaca kale qarax istusa ayaa ka dhacay bar kontorool oo u dhow madaxtooyada. faahfaahin lagama hayo khasaaraha.

war-murtiyeedka (2)

war-murtiyeedka (3)C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM