Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ee caasimada Somaliya lagu soo xidhey Shirkii kooxda madasha uga socdey halkaasi oo uu ka taagnaa khilaaf SADBURSI.
Shirkaani ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed dhowr qodob ka kooban waxaana lasoo sheegayaa in xal laga gaaray qodobadii uu khilaafka ka taagnaa ee SADBURSI.
Sidoo kale waxaa jira Guddi Amni oo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Guddoomiye ka yahay oo ay sameeyeen Hogaamiyaasha kooxda madasha qaran.
Shirkaani ayaa waxaa soo xiray Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh, waxaana sidoo kale goobjoog ka ahaa dhammaan maamul jufeedyada ku jira.
Waa shirkii ugu dambeeyay oo ay yeeshaan kooxdan isku magacowdey madasha qaran oo dhamaantood ka soo jeeda Koofuerta Somaliya kana kooban sadex jufo kaliya.
Goordhow naga filo warmurtiyeedka ka soo baxay kooxdan madasha






C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![shir-1-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/shir-1-11-300x200.jpg)
![shir-2-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/shir-2-11-300x200.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay