Boorama 06 Jan 2014–Gudoomiyaha gudiga qabanqaabada shirka Samaroon ee dooxada Geb ee ka tirsan Lughaya Maxamed C/llaahi Obsiiye ayaa shir jaraaid qabtey sheegayna in shirku caadi yahay kaliya is diyaarintu socoto oo aan lagu kala tagin meesha sida dadka qaar sheegayaan. Shirkan ayaan wali la xaqiijin ajendaha hor yaala.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay