21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirkii taageerayaasha Wadani ee Sanaag ku baaqeen oo Burco laga taageeray

Shirkii taageerayaasha Wadani ee Sanaag ku baaqeen ayaa Burco laga taageeray. Doorashadii dhawaanta dhacday ayaa lagu shubtey waxana diidey inay natiijada aqbalaan taageerayaasha Wadani.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS