09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirkii Turkiga ee Somalida oo la soo af-meeray iyo Xasan Sheekh oo waraysi bixiyay

Shirkii ka socday Turkiga ee loo qabto Somalida ayaa la af-meeray waxana wataysi bixiyay madaxweynaha Somaliya oo la waydiiyay suaalo ku saabsan maamul jufeedyada Puntland iyo Somaliland iyo suaalo kale oo ku saabsan shirka guud ahan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS