X

Shirkii wadatashiga ee Kismaayo oo dib u dhacay: ARAG Xasan sheekh iyo Axmed oo labaduba hadlay

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo halkaasoo lagu wado inuu ka furmo shirka madasha wadatashiga qaran ee looga hadlayo hanaanka doorashooyinka sanadkan 2016.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Madaxweynaha Jubbaland iyo mas’uuliyiin kale.

Hoos ka fiiri Axmed Madoobe hogaamiyaha maamulka Jubba

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.