X

Shirqoolada go’doominta gobolka Awdal iyo cida wada: Qaybtii labaad

Hadii Arimahan oo kale Laga Kici waayo , Sumcad xumo deegaaneed iyo bahdilaad Laga kaban ku dhici karta deegaanka la Ilaaliyo Sababtoo ah Arimahani Marka la fulinaayo waxaa dhacda In la yidhaahdo.

Dacaayado been abuur ah la sameeyo , Kooxo Hubaysan Ayaa Saldhigyada Borama Gobolka Awdal Weeraray Xalay ama Saaka Sida aan Inta badan maqalno ama Budhcad Hubaysan si Marag looga dhigo in Gobolada Qoomiyadaha


Gadabuursi Ay ahaan Deggaan Ethiopia & Somaliland-ba Xogtani Waxay si toosa u kashifaysaa Mama-hasan Esse iyo Awal Isaaq Inay ka danbeeyaan iyaguna Dantooda ka dhex arkayn. Dowlada Abiy Ahmed iyo Farmaajo Arintaa dictator-adu wadaan Waxba Badan waa ogyihiin , balse Waxba Kama oga Siday Xogtani Iftiiminayso Shaamabada Nimankani


Go’doonka Geeska la geliyey Ayna wadaan Labada Dictator Biixi Iyo Gelleh. waxaase Djabouti iyo Somaliland Cagjar ka codsatay wixi wargelina Waa ka ogolaaday Mustafe Cagjar ciidankiisuna iyagu wargelinta Keliya ogta lasiinayo oo ah Hub ayaa Gobolka Awdal ka Soo gelayaayey Itoobiya ayaan qabanay , Shirqoolkani Wuxu dhacayaa Horaanta Bisha December 2019 . Xogtani waxay daaha ka qaadaysaa In Dhaqaalaha Geeska Ama Gobolka ka dhici Doona Dalka Ethiopia ee Lagaga wada Hadlaayo Maalgelinta Kaabashayaasha Dhaqaale( infrastructure) dhexgalka Bulsho (Social Interaction) & Isku


Socodka Ganacsiga , Suuqa Xorta ah. Wadamada Beriga Africa “Finance Home-grown Economic Transformation” Shirkaasi waxa Gundhig u ah:- “Conference Exhibition Panel Discussion Policy Roundtable” Qoomiyadaha Gadabuursi Nabada Hala Ilaaliyo hadii lagu seexiyo waa Sidii roobkii ciyaal ka cabsiis la odhan jiray Caruurnimadii ayey la mid tahay

Kuwa Degga Itoobiya iyo Kuwa Degga Somaliland-ba waxaa laga doonayaa in la Isku duubnaado Xogaha Gobolkana lala socdo Arin iyo Aqoon Uma baahna Suldaanada beriga Borama ayaa u jawaabaya Suldaanada Galbeedka Hadaba , Aqoon ayaa lagu tuhmaa Reer Awdal, Falaadhaha Halaga feejignaado iyo eebada dhexda kusoo jirta. Xogtani waxay sigaara diirada u saaraysaa In Madaxda Ciidanka Cagjar waxaa keenay iyagu Inay Soo galaan Shirqoolka Inay tahay fulin ama


Fudaydin ( Facilitation) Calooshooda u shaqaystayaal ah, waan qabanay G. Awdal Hubkii ka Soo galay Keliya Lacag ku qaadanayaan . Hadaba lacagta waxana bixinayaa Gelleh iyo Biixi Dirawalada Hubka Soo qaadaya waa 2 laba Nin oo Midna Awal, Isaaq yahay ,Midka kale Mama-hasan Ciise yahay isku hayb yihiin siyaasiyiinta Go’doonka KU jira Waxaana Laga Soo Rarayaa Hargeisa Maalmahan Soo socda gudeheeda . Ciidanka Mustafe Cagjar ee Xuduudaha fadhiyaana


Waxba Kama fahansana, Shirqoolada Muse Bixi & Ismail Omer ay wadaan Ciidanka Deeganka Qabaleega Gogti ee degmada Harawa ee Liyuu Polisku kaliya Hubka waan Qabanay ayey odhanayaan ayaa lagu yidhi Xogtani Waxa kale oo Sii sheegaysaa in Ciidankii Maleeshiyada Qabeeleeyada Dhamaan xuduudaha laga saaray Maalmahan iyagoo loo


Kexeeyey , Tababar ayaad kusoo qayb qaadanaysaan Caasimada Jigjiga sidaa lagu geeyey , Sidaa cafaysay Xogtani Idiin Soo Gudbin doonaa Cida ama Sargaalka Ciidanka Mustafe Cagjar wata Ee Qandaraaska la siiyey Magaciisa waan qarinay Xogtani waa Xog Muhiim ah.

By: Shariif Abdulle  Abdulle43@gmail.com

admin:

This website uses cookies.