X

Kiiniya oo dareentay awooda dawlada Somaliya ee sii kordheysa

Waxa muddo sanno ah lagu jirey siyaasad ah inayna dawlad adag ka dhalan dalka dhinaciisa Koofureed taas oo hanan Karta dalka intiisa badan ama ugu yaraan Hanan Karta xuduudaha dalka. Inkastoo madax tayoleh soo marin oo haday soo mareen dalku hadda dhinac u dhici lahaa.


Kiiniyaan u qaabilsan dawladiisa xarunta maaraynta halisaha ayaa qirtey in dawlada Somaliya soo xoogeysanayso oo hadda Kiiniya Ka saartey gobolka Gedo. Hadda waxa nala fadhiya horjooge ku xigeenkii hore ee Axmed Madoobe ninka lagu magacaabo Maxamuud Siyaad mana celin Karno ayuu yiri.


Halkaa waxa Ka muuqda in dawladu xoog leedahay Kiiniyana waxba qaadi karin ayuu raaciyay.

Dawlada hadda jirta ayaa xooga saartey sidii ay u heli lahayd ciidan tayo leh oo ay bixiso mushaharkeeda, waxana ilaa hadda la tababaray ciidan gaaraya 3000 oo Askari.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.