10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirweynihii xisbiga C/raxmaan Ciro ee Wadani oo Hargeysa ka furmey

Shirweynihii xisbiga Wadani ee C/raxmaan Ciro ayaa ka furmey Hargeysa halkaas oo xisbiyada kale ka jeediyeen hadalo. C/raxmaan Ciro ayaa u taagan jagada kursiga madaxweynaha oo aan cidi kula tartamin

Waxa booska ku xigeenka isku cidhiidhiyay musharax Axmed Muumin Seed iyo Maxamed Cali oo labaduba ka soo jeeda Awdal. Lama sheegin xilliga la dooran doono musharaxyada in ay manta tahay iyo inkale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS