X

Shirkii xisbiga jeegaanta ee Boorama uga furmi lahaa oo war laga saaray

Shirkii xisbiga jeegaanta ee ka furmi lahaa Boorama ayaa war laga soo saaray. Shirkan ayaa hordhac u ahaa shirka xiga ee ay ku dooran lahaayeen gudoomiyaha jeegaanta isla markaana musharax u noqon lahaa. Muran xoogleh oo u dhexeeya jeegaanta ayay isku mari la’yihiin cida ay u dhiibi lahaayeen, halka reer Awdal iyaga daawasho kaga soo aaday.



Maxaned Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.