X

Xildhibaan Kijaandhe oo ka tirsan maamulka Somaliland oo jacayl u qaba Kiiniya

Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka so jeeda beesha Isaaq ayaa yiri Kiiniyaatigu waa inakala yaqaanaa inaga iyo Koofurta Somaliya, waxaanan isku ahayn hal ciidan oo Ingiriisku ku adeegan jirey.


Wuxuu hadalkan uga jeedaa in Isaaq la jiri doono Kiiniya haddii ay qaraxdo mid ay ku soo qaadaan Koofurta dalka. “Way inakala yaqaan oo uu uga jeedo Kiiniyaatigu way yaqaanaan Isaaqa.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWE


admin:

This website uses cookies.