24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shuruudaha laga rabo musharixiinta madaxweynaha Awdalstate oo la iclaamiyay iyo goobta lagu qabanayo

Kadib markii shalay la kala direy dawladii maamul goboleedka Awdalstate si loo qabto doorasho bilaa murana ayaa waxa shir jaraaid qabtey gudoomiyaha guurtida Awdalstate Cali Faarax Cabdullaahi oo loo magacaabay xubin ka mida gudida doorashada ayaa iclaamiyay shuruudaha laga rabo musharixiinta iyo goobta lagu qabanayo shirka.

ARAABINEWS.COM