X

Si fudud ayaan uga bogsaday Karoonaha: Dayib Erduqaan

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay inuu si fudud uga bogsaday hargabka Karoonaha oo soo ritey Jimcihii hore xilli uu booqasho ku tagay Yukrayn. ”Markiiba waan bogsaday ayuu yiri Dayib Erduqaan laakiin xaaskeyga ayaa welli la jiifta ayuu raaciyay.


Dayib Erduqaan oo Khamiistii laga fiiriyay hargabka ayaa laga waayay, wuxuuna isla maantaba dibedda u soo baxay kadibna salaada Jimcaha ku tukaday masjid ku yaala caasimada Ankara.



”Waxaan rajaynayaa inay xaaskuna ka bogsato Isniinta. Dayib Erduqaan ayaa sheegay inuu qaatay shan talaal oo laba yihiin Shiine halak 3-da kalana ay yihiin mid ay si wadajira u wada sameeyaan Maraykanka iyo Turki.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.