X

Maxay ku dhacday in Muqdisho ay ku tartamaan keliya Banaadiriga iyo Woqooyi

Doorashada kuraaska golaha shacabka ayaa si qumaatiya u socoto xilli gunti giijiye Baahane uu lacago dheeraadaa ka soo qaatay ama loo balan qaaday haddii uu soo baxo musharax aan ahayn madaxweyne Farmaajo.


Xilligii awrkacsiga ayaa waxa rabshado ku koban xaafado ka tirsan Muqdisho isa soo buuxiyay ciidan qabiilaysan oo isku sheegay badbaado oo runtii ahaa maleeshiyo, maanta oo dooorasho dhacayso ma jirto kuwii oran jiray unukaa leh Xamar inay hal kursi ka soo saartaan caasimada.


”Xildhibaan kasta tuuladii uu ka yimi ayuu ku noqday taasina waxay muujinaysaa qolooyinkii ku awrkacsan jiray unukaa leh Xamar ayna hal kursi ka soo saaran karin ayuu yiri Cali Calasow.



Xamar hadda dadkii lahaa ayaa kuraastooda ka soo saarta keliya iyo reer Woqooyiga oo iyagu hadda ayna u saamixin inay tagaan goob doorashadooda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.