11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siciid Sulub oo Daahir Rayaale u ahaa wasiir oo ka hadlay fashilkii wadahadaladii Turkiga: MUUQAAL

WP_20150314_007Hargeysa–Siciid Sulub oo wasiir u ahaa Daahir Rayaale ayaa sheegay in maamulkla Siilaanyo ku khasaareen wadahadaladi Turkiga soona jeediyay in faraha laga qaado. Lama garan karo sida wax u dhici doonaan marhaddii fashil yimi ayna jiraan wasiiro u dhashay Woqooyiguna imanayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS