X

Sidee dadka Banaadiriga ah ee Xamar degan u arkaan matalaada madaxweynaha siiyay

Waxa banaanbaxyo taageero ay ka dhaceen degmooyin ka tirsan Shabeelaha dhexe iyo isla gobolka Banaadir oo ku saabsan matalaada gobolka Banaadir madaxweynuhu siiyay. Haddaba dadka Banaadiriga sidee u arkaan matalaadaas iyo sida loo qaybsan doono.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.