X

Sidee haweenka Gabiley u xuseen xuska dhlashada rasuulkeena CSW

Sidee haweenka Gabiley u xuseen xuska dhlashada rasuulkeena naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee CSW oo ku beegan Talaadada soo socota ama 12 Rabiic awal. Rasuulkeena CSW ayaa inooga tagey diin dhamaystiran oo wax ka dhiman ayna jirin.


Saxaabiga Canas Bin Malik (rc) ayaa laga soo xigtey inuu yiri ā€¯maalin ka farxadweyn oo nuursan ma jirin maalintii rasuulkeena lagu soo dhaweeyay Madiina ee loogu ciyaaray looguna heesay, sidoo kale ima soo marin maalin iiga murugeysan maalintii geeridiisa.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=LuKSb3UoceQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.