X

Madal looga hadlaayay halyey sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo Jigjiga ka dhacay

Madal looga hadlaayay halyey sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa Jigjiga ka dhacday. Dadka madasha ka hadley ayaa waxa ku jira suldaanka Faysal Waraabe oo hablaha beeshiisa uu caayay wsiirka warfaafinta ee maamulka Muuse Biixi.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=V-mxRKytim8[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.