X

Sidee loo sii sagootiyay raiisal wasaaraha Itoobiya Axmed Abiy: SAWIRO

Sidee loo sii sagootiyay raiisal wasaaraha (RW) Itoobiya Axmed Abiy oo booqasho hal maalina ku yimi Muqdisho. RW Axmed Abiy ayaa dhamaystirey booqasho uu ku kala bixiyay dhamaan wadamada la jaarka ah Itoobiya.



Hadaba booqashada kadib waxa sii sagootiyay Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre iyo wasiiradiisa. Booqashada Ra’iisul wasaaraha Dalka Itoobiya ayaa muujinaysa dadaalka ay dowladda Soomaaliya ugu jirto xoojinta xiriirka dhinaca diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya dowladaha caalamka.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.