13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sidee loo soo dhaweeyay saraakiishii Warsangeli ee ku wareegay Butlaan

Saaka ayay ahayd markii ciidan dhan oo taabacsanaa maamulka Somaliland kuna sugnaa aaga Badhan ay digada u rogteen maamulka Butlaan iyagoo jooga dhulkooda. Beesha Warsangeli ayaa markale muujisay awooda ay ku leedahay Sanaag.



https://youtu.be/jLoSspb47RI



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS