November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sidee Somalida London iyo qaar ka tirsan Muslimiinta ay u ciideen

Somalida ku nool London ayaa shalay aan u kala hadhin farxada weyn ee ciidal fitriga iyagoo isugu yimi goob fagaare ah halkaas oo iyaga iyo caruurtuba kuwada ciyaareen qalabyo kala duwan oo loogu talogalay in lagu raaligeliyo caruurta inta badan ku xidhan guryaha.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM