12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sidee u dhacay shirkii wadatashiga doorashada oo maanta laga furey xarunta Jubada hoose

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa furey shirka looga hadlayo qaabka lagu bedelayo Xasan Sheekh iyo maamulkiisa fashilmey. Axmed Madoobe ayaa maanta madnuucay calanka maamul jufeedyada iyadoo tani aanay waxba ka bedelayn waxa ka soo baxaya iyo cida ku shireysa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS