X

Ganacsatada gobolka Bari ee Puntland oo qaylodhaan ka direy baad Daacish ka qaado

Ganacsatada gobolka Bari ee Puntland ayaa qaylodhaan ka direy baad argagixisada Daacish ka qaado. Qaar ka mid ah Ganacsatada ayaa sheegay Daacish ay ku amartay bixinta Lacago baada oo ay ku noolaadaan.


Argagixisada Daacish ayaa Somaliya ka joogta gobolka Bari gaar ahaan buuraleyda Golis halkaas oo weeraro gaadmo ku soo qaadaan ciidamada Puntland.

Lacagaha baada ah ayay lagu soo rogeemn inay ka urursadaan Ganacsatadda Iska leh Goobaha Ganacsiyadda Magaalada Boosaaso, Sidda Bakhaaradda, iyo Shirkaddaha.


Maamulka Puntland aaty ugu baaqeen in laga soo gaaro argagixisada oo ugu hanjabey inay dili doonaan haday bixin waayaan baadan.

Argagixisada Shabab ee ay walaalaha yihiin ayaa iyaguna baad sidan oo kale ka gurta ganacsatada xataa beeralayda haddii dkale dila.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.