X

Sidee u dhacdey xafladii Boorama-Henley ee sanadkan

Waxa sanado dhaweydba ka jirey kor u qaadida xiriirka magaalada Henley ee Ingiriiska iyo caasimada Awdal ee Boorama. Henley oo aad uga taajirsan Boorama ayaan ilaa hadda wax ka geysan baahiyaha ka jira Boorama. Waxase sanadaha qaar la qabtaa isku imaad looga hadlo xiriirkaas ay markii hore abuureen askar Ingiriiska ka joogtey Awdal.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.