X

Sideedii kursi ee maxkamadu laashay maxaa kadib dhacaya ma sideed kalaa imanaya: MAQAL

Sideedii kursi ee maxkamadu laashay maxaa kadib dhacaya ma sideed kalaa imanaya. Waa waraysi ay bixiyeen xildhibaanada maxkamadu laashay kursigooda oo sheegay in kursigooda gorgortan ku jirin ee kaliya dib loo xalaalaynayo.

Caasha Xaaji cilmi oo horay uga mid aheyd mudayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta saxaaafda Shir Jaraa’id ugu qabatay Magaalada muqdisho ayaa ka hadashay Sida ay u aragto sideeda Xildhibaan ee ay Maxkaamda Sare ee dalka laashay doorashadoodii.

islamarkaana sheegtay in lagu celinaayo taas oo mid kamid ah ay iyada ku tartantey Xubinimada.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.