November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siduu ahaa madaarka Mosul ee Ciraaq intii argagixisada Sucuudigu wato soo weerarin: SAWIRO

Siduu ahaa madaarka caalamiga ah ee MoOsul ee Ciraaq intii argagixisada Sucuudigu wato soo weerarin xilli hadda uu ku soo noqdey gacanta dawlada iyop shacabka Ciraaq.



Argagixisada ayaa dhamaan dhulka la sintey dhismihii ku yaalay madaarka waxay kale oo hub la dhacdey qaybta diyaaraduhu ka haadaan. Gobta ayaa u eg meel aan waligeed bani aadam ku noolaan oo inta badan ah goobaha argagixisadu ka taliyaan.



Madaarkan ayaa ahaa madaarka labaad ee wadanka marka laga tago Baqdaad. Ciraaq ayaa ahayd dal quruxbadan intii Maraykanka oo Sucuudiga saldhig ka dhigtey uuna soo weerarin isagoo wata kumanaan gaalada kale ah.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS