X

Siilaanyaha mudo kordhinta loo sameeyay oo si toosa loogu ceebeeyay goob uu khudbad ka jeedinayay+MUUQAAL

Gacanyaraha Siilaanyo ahna wasiirka duulista kana mida raga ku faana in iyagu maamulaan madaxtooyada Hargeysa ayaa Siilaanyo ku ceebeeyay meel masraxa oo Siilaanyo ka akhrinayay qudbad gaaban markii uu si toosa ugu sheegay in Siilanyo u mahadceliyo Kuwait mar hadalkii oo dhan khalkhal ka galay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.