X

Gooni goosadkii ayaa idinla fogaaday anaga noo soo gudbiya Somalida aad u diideen Berbera: Khaatumo State o jawaab ka bixisey+ARAG

Buuhoodle–Maamulka Khaatumo State ayaa ka dhiidhiyay hooyooyin dhibaateysan oo loo diidey in ay dalkooda dib ugu soo noqdaan kadib muuqaalkii foosha xumaa ee la wada daawaday. Waxay yiri ”anaga dadkaas noo soo gudbiya Berbera waxay noo jirtaa 250km anagaa gargaar siinayna meelna dejinayna.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.