November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siilaanyaha xilligiisii marhore dhamaadey oo dalacsiiyay sarkaal booliisa oo dambiyo badan galay

Siilaanyaha xilligiisii marhore dhamaadey ayaa dalacsiiyay sarkaal booliisa oo dambiyo badan galay. Sarkaalkan oo ah taliyaha guud ee ciidanka booliiska maamulka ayaa lagu haya dambiyo uu gaystey.



DAmbiyada at gaysten ciidanka uu madaxda u yahay ayaa waxa u dambeeyay xasuuq ciidanku ka gaysteen Hargeysa iyo Burco iyo weliba Boorama waxase caadi ah in dilka laysku dalacsiiyo.



Dadkii ciidankiisu dileen ayaan ila hadda cadaalad helin halka isaga la dalacsiiyay laguna dalacsiiyay dhiiga uu gaystey. Taliyahan ayay ahayd in marhore xilka laga qaado maxkamadna la saaro ilaa uu keeno dadka diley dadkii shacabka ah.

C/llaahi Sagal Iimaan ayaa Siilaanyaha dhacay ku taxay sareeyo gaas oo ah darajada ugu saraysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS