23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo ma fulin dhaartii uu ku dhaartey ee xaq soorida iyo faaqidaada saami qaybsiga

Cabdi Cali ayaa ka waramaya dooda saami qaybsiga halka ay marayso iyadoo xildhibaanada gobolka Awdal ay ka baxeen goob sharci lagu ansixinayay. Wuxuu kaloo sheegay in Siilaaanyo buriyay dhamaan wixii uu balan qaaday beena ka sheegay xaq soorkii.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM