X

Siilaanyo oo booqdey oday Xaaji Cabdi Waraabe oo Hargeysa ku xanuusan iyo dardaaran uu uga tagey

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa booqdey Xaaji Cabdi Waraabe oo ah odayga ugu da’da weyn golaha guurtida waxana uu ku waaniyay in uu halkaa ka sii wado. Xaaji Waraabe ayaa ka mid ahaa ururkii SNM wuxuuna beeniyay in Boorama SNM burburisey 1991.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.