12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo cafis u fidiyay siyaasiyiinta beesha Isaaq ee ku sugan Muqdisho kadib cabashadii aqalka sare

Siilaanyo ayaa cafis u fidiyay siyaasiyiinta beesha Isaaq ee ku sugan Muqdisho kadib cabashadii aqalka sare. Beesha Isaaq oo madasha uu ugu jirey raiisal wasaaraha ku xigeen Carte ayaa ka cadhoodey kuraasta lagu yareeyay si markaasi loo siiyo kuraas kale laguna saaro cadaadis Xasan Sheekh ayaa loo fududeeyay in ay Hargeysa ku soo noqdaan.

Waxana dhici kata in ay raxan raxan u soo noqdaan si kuraasta dib loogu badiyo. Beesha Isaaq qaarkood ayaa sheegta in ay go’een sababta ugu weyna ay tahay kursiga madaxdweynaha iyo kan raiisal wasaaraha oo ay isku bedelaan Daarood iyo Hawiye.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS