X

Siilaanyo oo dalacsiiyay 140 sarkaal oo ka tirsan maamulkiisa

Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dalacsiiyey isla markaana darajooyin kala duwan ku taxay qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Somaliland,

140 ka tirsan ciidanka maamulka ayuu Madaxwaynuhu siiyey darajooyin u dhaxeeya Kabtan ilaa iyo Gaashaanle Sare iyada aanay se wali wax war oo ku saabsan darajada la siiyey ciidanka ayna Wali madaxtooyadu ka soo saarin wax war ah.

Dhinaca kale qaar ka mid ah Ciidamada Badda iyo Socdaalka ayaan dhankooda la siiyey darajooyinka dalacsiin ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.