Siilaanyo oo dalacsiiyay 140 sarkaal oo ka tirsan maamulkiisa
Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dalacsiiyey isla markaana darajooyin kala duwan ku taxay qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Somaliland,
140 ka tirsan ciidanka maamulka ayuu Madaxwaynuhu siiyey darajooyin u dhaxeeya Kabtan ilaa iyo Gaashaanle Sare iyada aanay se wali wax war oo ku saabsan darajada la siiyey ciidanka ayna Wali madaxtooyadu ka soo saarin wax war ah.
Dhinaca kale qaar ka mid ah Ciidamada Badda iyo Socdaalka ayaan dhankooda la siiyey darajooyinka dalacsiin ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...