09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo dalbaday in Xasan Sheekh oo ku fahmey laga soo gaaro iyo codsi Ingiriiska uu u gudbiyay: ARAG

Wasiirka arimaha dibeda maamulka Siilaanyo Maxamed Biixi oo ka turjumayay kulan ay la qaateen xoghayaha Ingiriiska u qaabilsan dhinaca taageerada caalamka ayaa sheegay in Xasan Sheekh oo ku fahmey bugtii anagaa matalna Woqooyiga ahayd loola hadlo.. Wasiirka Ingiriisku kama jawaabin arintaa. Waxayse muujinaysaa in ay waayeen aqoonsigii saxaafada ee ay ku helayaan magaca ”Somaliland” iyo Somaliya xilliyadii Xasan Sheekh afka u furi jirey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM