12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo gacanta ka salaamay shirkad aan la aqoonsanayn oo GAAS baaranaysa: SAWIRO

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Siilanyo ayaa gacanta ka salaamay shirkad lagu yiri waxay baaraysaa GAASka. Shirkadan oo loo malaynayo in Ingirtiiska ka socota ayaan la garanayn waxa ay qabato. Shirkadan oo woxoogaa lacaga u laabaysa xerta ku xeeran Siilaanyo ee iyagu ka taliya maamulkiisa ayaan la garanayn goobaha la siiyay.

Dawlada Somaliya ayaa u qaabilsan bixinta baaritaanada qandaraasyada noocana Siilaanyana wuxuu hore u yiri xilligii uu mucaaradka ah in ayna jirin cid gaas u soo saaraysa laakiin ay jiraan koox sun ku aasaysa.

Shirkadan ayaa sheeganaysa magaca Raysalkhayma oo ka tirsan UAE laakiin waxa la ogyahay in dalkaasi aqoon u lahayn soo saarista saliidaha in ay siiyaan dalalkale.

9-21[1] 10-18[1]

Gas.1 2 3 4 5 6 7 8 9

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS