23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siilaanyo oo Hargeysa ku qaabiley wafdi ka socda deegaanka oo hore ku wargeliyay in la joojiyo bacaha

Siilaanyo ayaa warqad Af-Ingiriisa kor hor akhriyay wafdi dhinaca deegaanka ah oo ka yimi Nayroobi. Maamulka Siilaanyo ayaa hore loogu wargeliyay in ay joojiyaan istcimaalka bacaha oo aan laga joojin wadamada Yurub intooda. Siilaanyo ayaa sheegay in ayna helin wax caawimo ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM