Siilaanyo ayaa Hargeysa ku soo laabtey iyo saxaafada oo loo diidey sidii caadada ahayd iyadoo laga baqayo in la waydiiyo waxyaabaha dhacaya ee aanu war u haynin.
Siilaanyo ayaan waxba ka ogeyn waxa ka dhacaya maamulkiisa muddo ku siman 5 sanadood oo sharciyana ay tahay in lagu wareejo madaxweyne ku xigeenka mase dhicin taasi.
Waxana maamulka iska maamusha dad aan la dooran oo ay ku jiraan xaaskiisa iyo gacanyareyaal beeshiisa ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS